What's New Here?Subscribe to RSS feed
Recent News
Waraysi- Raage Maxamud Jaamac; 20 Sano Bur-burkii Soomaaliya Kadib
Dhagayso: [Audio clip: view full post to listen] Soomaaliya iyo 20 kii sano ee tagay, waa xog waraysi guud uu si qoto dheer uga waramaya xaalada ay soo martay Soomaaliya….
Waraysi: Amb. Abdikarim Omar – Arrimmaha Soomaaliya
Dagayso:[Audio clip: view full post to listen] Waraysi gaar ah ayuu Safiirkii hore ee dalka Soomaaliya u fadhiyay Mareykanka siiyay warbaahanta Luuliyo iyo Friday Bulletin. Waxaa danjiruhu ka waramay waxay…
RADIO LUULIYO TODOBAADKAAN, THIS WEEK (dhagayso)
[podcast]http://luuliyo.com/wp-content/uploads/2010/09/luuliyo-September-11-2010.mp3[/podcast] Ciidul Fitriga oo si wada jir ah loo ciiday sanadkaan 2010; sidee looga ciiday magaalda Columbud, OH Xawaaladaha gobolka Ohio oo la’ bunuug ay lacaga ku xawilaan ama marsiiyaa;…
Ciidul Fitri lagu midaysan yahay
Ahmed Adan, Jimce, September 2010; Waa maalin ciida o ay Muslimiinta caalamku si wada jir ah ugu dabaal dageen munaasabadii Ciidul Fitriga ee dhamaadka bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Ciidan ayaa…
Xawaalada iyo Bunuugta Gobolka Ohio
Deeqo Warsame, The Friday Bulletin – Shirkadaha xawiladahu waa kuwo ahmiyad weyn ugu fadhiya dadka Soomaaliyeed. Ugu yaraan boqolkiiba 80 ayay noloshoodu si toos ah ugu tiirsan tahay dhaqaalaha loo…
Leadership struggle within the Somali community
The City of Columbus is home to a large and growing Somali community. The community has recreated a whole neighborhood in the North side of the city. Overcrowded Somali coffee…
Maxaad ka aaminsan tahay FBI?
Maahan su’aal ay badanaa dhacdo in si toos ah laysu waydiiyo, waxaanse shaki ku jirin inay tahay mid muhiimada gooni ah u leh, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee casrigan Maraykanaka dagan. Waana…
Waraysi Bandhig Dhaqameedka Soomalida Columbus Dr. Mohamud Diriye -Dirios
Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010.

Recent Comments