Archive : News

RSS feed
Leadership struggle within the Somali community

Leadership struggle within the Somali community

The City of Columbus is home to a large and growing Somali community. The community has recreated a whole neighborhood in the North side of the city. Overcrowded Somali coffee shops showing the world cup finals dominate a four mile radius on the north side.  Somalis in central Ohio are visible and active members of the central Ohio society. Saturday was the celebration of the largest number of [...]
Maxaad ka aaminsan tahay FBI?

Maxaad ka aaminsan tahay FBI?

Maahan su’aal ay badanaa dhacdo in si toos ah laysu waydiiyo, waxaanse shaki ku jirin inay tahay mid muhiimada gooni ah u leh, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee casrigan Maraykanaka dagan. Waana ay sahlan tahay inaan isla garno sababta keenaysa inay muhiimad gooni ah u yeelato. Shirwa Ahmed waxaa uu taariikhda ku galay inuu no-qday qofkii ugu horeeyay oo jinsiyad Maraykan ah (American Citizen) haysta [...]
Waraysi Bandhig Dhaqameedka Soomalida Columbus Dr. Mohamud Diriye -Dirios

Waraysi Bandhig Dhaqameedka Soomalida Columbus Dr. Mohamud Diriye -Dirios

Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010.
Maine: Mohamed Diini for State Legislator

Maine: Mohamed Diini for State Legislator

Mohamed Diini, Waa musharaxa jagada shrci dajiye ama State Legislator ee dagmada 119, magaalda Portland ee gobolka Maine  dalka Mareykanka. Waraysi gooni ah oo aan kala yeeshay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aadan jagadan uu isu sharay ayuu faah-faahin dheeri ah iga siiyay sida ku cad waraysiga codkaa.
Universal TV Oo Soo Gaaray Waqooyiga Amerika

Universal TV Oo Soo Gaaray Waqooyiga Amerika

TVga Caalamigaa ee Universal TV ayaa u dhawaaqay inay si toos ah hawlahooda warbaahineed u soo gaarsiiyeen waqooyiga America, wadamada Canada iyo Mareykanka.
© 2010 Luuliyo. All rights reserved.
Proudly designed by Theme Junkie.