Posted by Radio on June 26, 2010 ·
Maahan su’aal ay badanaa dhacdo in si toos ah laysu waydiiyo, waxaanse shaki ku jirin inay tahay mid muhiimada gooni ah u leh, muwaadiniinta Soomaaliyeed ee casrigan Maraykanaka dagan. Waana ay sahlan tahay inaan isla garno sababta keenaysa inay muhiimad gooni ah u yeelato. Shirwa Ahmed waxaa uu taariikhda ku galay inuu no-qday qofkii ugu horeeyay oo jinsiyad Maraykan ah (American Citizen) haysta [...]
Posted by Radio on June 26, 2010 ·
Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010.
Posted by Radio on June 26, 2010 ·
Mohamed Diini, Waa musharaxa jagada shrci dajiye ama State Legislator ee dagmada 119, magaalda Portland ee gobolka Maine dalka Mareykanka. Waraysi gooni ah oo aan kala yeeshay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aadan jagadan uu isu sharay ayuu faah-faahin dheeri ah iga siiyay sida ku cad waraysiga codkaa.
Posted by Radio on June 20, 2010 ·
TVga Caalamigaa ee Universal TV ayaa u dhawaaqay inay si toos ah hawlahooda warbaahineed u soo gaarsiiyeen waqooyiga America, wadamada Canada iyo Mareykanka.