Luuliyo

Leadership struggle within the Somali community
The City of Columbus is home to a large and growing Somali community.  The community has recreated a whole neighborhood in the North side of  the city. Overcrowded Somali coffee shops showing the world cup finals  dominate a four mile radius on the north side.  Somalis in central Ohio  are visible and active members of the central Ohio society.

Saturday was the celebration of the largest number of Somali high  school students graduated the academic year 2009 – 2010. This is a very  good news for Somali youth who wouldn’t have this opportunity back in  Somali. Civil war and tribal fighting forced them out of their home  country, it is a reality that this community tries to get past and  beyond yet it silently haunts everyone in their daily life. Some are not  lucky to start new life in the United States and educate their  children.

This year’s gradates were promised to have a wonderful community  party to celebrate their achievement. This was an initiation discussed  by a couple of the Somali community services organizations based in  Columbus. What a wonderful idea to encourage young members of the  community to pursue their education. But the ceremony organizers  disagreed from the initial organizing stage, and had to host two  ceremonies on the same date.

Not only had this divided the graduate students who were supposed to  celebrate as one group the class of 2009-2010 Somali students. It  created a division and a tension within the community; I have seen  people who changed their mind more than three times on which party to  go.

There was pressure on the youth on where to support. Our cameras  caught some of the students at both parties. They had to drive from one  party to other very often, communicate with friends on the other side  and coordinate so they don’t have to miss the moments. Well that was  smart of the students and other participants who managed to satisfy both  sides.

I later asked my colleague his opinion about the pressure and the  stress this event puts on the shoulders of these young students and  their family members and why it was happening this way. His answer  encouraged me to write this piece and I think is what every leader in  central Ohio should know and look at with curiosity. His answer was that  there is a leadership struggle within the Somali Community for the  attention and resources of elected leaders and government officials.  Somali graduate students were having a hard time deciding between the  two venues, one at the Hilton Hotel in Easton mall and the other at  Monaco’s conference center on Cleveland Ave.

The difference between the two ceremonies was, one had the attention  and support of some of the most important elected officials in Central  Ohio, and this was the Hilton Ceremony. The other Ceremony had the  support and the attention of most of the Somali community members and  leaders. These two ceremonies were rivals and intentionally hosted to  counter each other in a fight for community representation and the  blessing of Central Ohio elected leaders and government officials. More  than the young graduate students this was also about building personal  and organizational profiles with the expenses of the community.

Ahmed Adan

The Friday Bulletin

info@fridaybulletin.com

Maxaad ka aaminsan tahay FBI?
Maahan su’aal ay badanaa dhacdo in si toos ah laysu waydiiyo, waxaanse  shaki ku jirin inay tahay mid muhiimada gooni ah u leh, muwaadiniinta  Soomaaliyeed ee casrigan Maraykanaka dagan. Waana ay sahlan tahay inaan  isla garno sababta keenaysa inay muhiimad gooni ah u yeelato. Shirwa  Ahmed waxaa uu taariikhda ku galay inuu no-qday qofkii ugu horeeyay oo  jinsiyad Maraykan ah (American Citizen) haysta oo is qarxiya ama ku kaca  fal is-miidaamin ah. Xaalada dawlad la’aan iyo amaan xumo ee dalka  Soomaaliya iyo soo if-baxa ururada xag-jirkaa ee ku sugan Soomaaliya  intuba waxay ummadan ka dhigayana kuwo ay saaran tahay diirada ciidamada  aminigu ee wadan kasta oo Soomaali dagan tahay.

Waaqica jiraa ayaa qofka Soomaaligaa ka dhigay mid la tuhmo lagana  dhex arko khatar marka la eego ficilka ay ku keceen qaar kamid ahi. Kol  hadii, ay xaqiiqadu saas tahay maxay noqon kartaa cilaaqada ka dhaxaysaa  wadiniga Mareykankaa ee bulshdaa aan xasiloonayna ka tirsan, iyo  laamaha amniga ee wadankan, sida FBI da. Muxuuse yahay doorka wadaninimo  ee shaqsiga Soomaaliyeed? Maxaa la gudboon ficil ahaan si bulshadu u  samo baxdo, fal kasta oo amni darana uu ugu gooni noqdo danbiilaha ku  kaca ee aysan u galaafan bul-shda oo dhan. Taas waxaa fure u ah waxaad  ka aaminsan tahay hayadaha aminiga ee FBI hormuudka u tahay.

Si aan arrintaas isula garano aadna u ogaato heerka aaminkaaga iyo  aqoonta aad u leedahay nidaamka dawligaa gaar ahaan laamaha amniga  dalka, waxaan jeclaan lahaa inaan sheekadan kula wadaago. Mudo ku  dhawaad labo bilood laga joogo, ayaan fasal dugsi sare oo aan macalin ka  ahaan ku casuumay sarkaal ka tirsan laanta amniga dalka ee loo soo  gaabiyo FBI. Sida caadada noo ah Inaan shirkadaha, laamaha dawlada iyo  jaaliyadaha deegaanka ka casuuno masuuliyiin ardayda la hadasha waxay  noo ahayd caado. Sarkaalkii waxaa uu si furan uga warbixiyay shaqadiisa,  waajibka laantan, fursadaha shaqo iyo sida ay bulshada ula shaqeeyaan.  Gabo gabadii barnaamijka oo ay sodomeeyo arday oo Soomaali u-badani  fadhiyaa, ayaan su’aashan ah ―Maxaad ka aaminsan tahay FBI? dhex-dhigay.  Mid kamid ah ardaydii baa si aan ka fiirsasho iyo fakar dheeri ah toona  lahayn ugu jawaabtay; “Ma aaminsani koley anigu” koox garab fadhiday  baa isla markiiba madaxa wada gundhiyay oo micneheedu yahay waa u fiir  dhow-nahay.

Waxaana sarkaalkii uu durba waydiiyay sababta keentay aaminaad  la’aanta; ma dhibaa laantan kaasoo gaaraybaa? Ardaygii waxaa uu ku  jawaabay―”Maya”, ma waxaad ogtahay oo gooni ah baa jira ―”maya”, ―saan  baa la lahaa‖. Intaa kadib waxaan ii suurto gashay in aan si gooni ula  sheekaysto ardaygii, anoo ka codsaday inuu arrinta baaritaan ku sameeyo.  Doodii dheerayd ee aniga iyo ardayga Soomaaliyeed waxay nala gaarta  ilaa heer aan is waydiino cida qaabilsan dabagalka iyo ilaalinta  miisaaniyada waxbarashadiisa ee ka timaada dawlada dher, taas oo ka mid  ah waajibaadka laantan. Todobaadka kadib wax weyn baa iska badalay  aragtidii ardayga, fahamkiisuna intii waa uu ka balaartay.

Laanta amniga dalka ee loo soo gaabiyo FBI waxaa xil ka saaran yahay  sugidda amniga iyo saxiloonida guud ahaan dalka. Shaqada ay qabaataa waa  mid cad, waxayna masuul ka yihiin aminiga shaqsi kasta oo dalkan ku  nool, meelkasta ha ka yimaado, jinsi kasta ha noqdo, diintuu rabana ha  aamin-sanaadee. Shaqsi kastana masuuliyad baa ka saaran amniga iyo  sixada deegaanka uu daganyahay. Caafimeedkeenu wuxuu ku jiraan deegaanka  iyo bulshada aan ku dhex nool-nahay. Waana laga maar-maan in aan ku  dadaalno sidaan ku hagaajin lahayn bulshdeena iyo deegaanka aan ku  nool-nahay. Amaanku waa qodobka ugu horeeya aas aasiga iyo udub  dhexaadka u ah horu-marka bulshada deegaankaba. Mana jiro caalmakaan cid  bulshda Soomaaliyeed uga baahi badan amni iyo horumar bulsho, waa  markaan arrinta dhankeena ka eegnee. Sidaas awgeed, waa in qofkasta oo  naga midihi ka barto in ku filan nidaamka dawli-gaa iyo hayada aminiga  ee dalka Marey-anka. Waxaana qabaa in lagu jira xili arrin-tani muhiimad  gooni ah leedahay duruu-faha iyo waaqica ummada Soomaalieed awgeed.

Ahmed Adan, The Friday Bulletin

Waraysi Bandhig Dhaqameedka Soomalida Columbus Dr. Mohamud Diriye -Dirios
Bandhig Dhaqameedii kowaad ee bulsdhada Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa ka dacaya Magaalada Columbus Ohio 1 -3 Luuliyo 2010.  Dhagayso:

Waxaa noo suurto gashay inaan waraysi gaar ah arrintaas kala yeelano Dr. Mahamud Diriye – Diros oo ah madaxa qaban qaabada bandhiga iyo hayada Somali Culture and Research Center. Waxaa waraysi qaaday Axmed Kooj.

Maine: Mohamed Diini for State Legislator
Mohamed Diini, Waa musharaxa jagada shrci dajiye ama State  Legislator ee dagmada 119, magaalda Portland ee gobolka Maine  dalka  Mareykanka. Waraysi gooni ah oo aan kala yeeshay qorshihiisa siyaasadeed  ee ku aadan jagadan uu isu sharay ayuu faah-faahin dheeri ah iga siiyay  sida ku cad waraysiga codkaa.

Dhagayso:

Diini waxaa uu ka sahraxan yahay  xisbiga Democrat ee gobolkaas waxaana uu hada ku jiraa is-reeb reebkii  hore ee isla dagmada oo ay gabar musharaxad ihi kula tar-tamayso.  Waxaana uu ku rajo weyn yahay inuu tar-tankan ku guulaysto. Tirakoob  ahaan markii la fiiriyay labada mushaax waxaa uu ku hogaaminayaa dhibco  yar.

Gobolka Maine waxaa uu ka mid yahay meelaha sida weyn  bulshda Soomaaliyeed u dagtay. Musharaxnimada Mohamedna waxay fursad  gooni ah u tahay bulshda Soomaaliyeed ee dalkan Mareykanka gaar ahaan  kuwa reer Maine.

Ahmed Adan – kooj

Radio Luuliyo, Columbus  Ohio

Universal TV Oo Soo Gaaray Waqooyiga Amerika
TVga Caalamigaa ee Universal TV ayaa u dhawaaqay inay si toos ah  hawlahooda warbaahineed u soo gaarsiiyeen waqooyiga America, wadamada  Canada iyo Mareykanka. Dhagayso:

Waraysi arrintaasi ku saabsan ayaa waxaa inoo  suurto gashay inaan la yeelano Mulkiilaha Unversal Ahmed Abukar,  Maamulaha WAqooyiga America Dayib Sheikh Ahmed iyo Muumin Hassan Barre  oo isagu ah Maareeyaha guud ee TV.

Waraysigaan ayay ku qeexayaan maamulka TV universal qorshahooda iyo  qaabka ay ku soo gaareen waqooyiga America.

Ahmed Adan- Kooj

Radio Luuliyo Columbus, OH